Wednesday, June 12, 2013

Khiyaano qaran

Khiyaano qaran oo ay gashay wasirada arimaha dibada marwo fowsiya yusuf xaji Aadan, kadib markay heshiis la lasaxiixatay dhigeeda kenya marwo Aamina, iyago heshiiskas ku gaaray in laga wada hadlo dhulbadeedka somaliya oo ay keenya ku haysa dhaca iyo boobka.
Waxay mudantahy xil kaqaadis wasiiradu .
Dowldu hadaysan xilka kaqaadin wasirada arimaha dibada R/wasaraha iyo Madax weynuhu waxay gelayaan khiyaano qaran.

In shaqsi la ixtiraamo maha ee wa in qaranka la ixtirama.

No comments:

Post a Comment