Wednesday, June 12, 2013

Wa duni dadkeedi laha iibku doon yahaye, wa duni lakala iibsadoon lays ogaysiine

Passaportkan  wa passaport somali ah oo electornic passport ah qofka ku sawirana ama iska lehna sidaa uanjeedno wa qof aan dhalasho ahaan ahayn somali .
 waxan kalo  wada ognahay inaan passporkan lagu samayn karin meelaha ganacsiga sidi passporki hore ee somaliya oo kale.
Hadaba haday arintu saas tahay sow lama oran karo cida masuulka ka waaxda jinsiyad bixinta somalia waxay ku kacda fal musuq masuqnimo.

No comments:

Post a Comment